Want create site? Find Free WordPress Themes and plugins.
Baay Foundation.org

Mashaariicda

  • Adeegyada Caafimaadka
  • Mashruuca Biyaha
  • Kaalmada Waxbarashada
  • Talo-siinta & Jiheynta
  • Nabadeynta Bulshada
  • Gargaarka Hooyada & caruurta
  • Dhaqaalenta Agoonta

Baay Foundation.org

Shaqaalaha

BF waxaa howl-maalmeedkeeda haga oo ka howl-gala Aqoonyahanno Amaano iyo adeegba ku caan baxay oo iskood ugu istaagay inay caawiyaan walaalahooda u baahan kaalmada goor walba & Goob walba.

Baay Foundation

Xiriirka

(Bf) waxay xiriir dhaw la leedahay dhammaan bulshada qeybaheeda kala gedisan, iyadoo aan la eegin Qabiil, koox iyo Fikir gaar ah. Waxayna u howl-gashaa si waafaqsan shuruucda u yaala Dalka.

Baay Foundation.org

Hiigsiga & Aragtida Baay Foundation:

Aragtida BF:
Baay Faundation (BF) waxay u istaagtay inay wax ka qabato saboolnimada, Jahliga iyo Colaadaha iyadoo loo marayo xalal cusub oo ku wajahan sidii loo dhisi lahaa Bulsho leh Sinnaan caddaalad & dhaqaale, si loo gaaro inay Bulshadu ku noolaato Sharaf & Horumar.
Hiigsiga BF:
Helitaanka waxbarashada aasaasiga ah. yareeynta saboolnimada iyo Faqriga. Bixinta adeegyada aasaasiga ah ee Caafimaadka. Helitaanka Biyaha nadiifka ah ee la cabo Dadka & Xoolaha.

5,020

SADAQADA

15

CEELASHA

110

DUGSIYADA

HELP THE HOMELESS PEOPLE

Home Page 5

KUDIR SADAQADA HALKAAN

DONATE

FADLAN KU BIXI

INTAAD AWOODID SAWADO YARAAN MALAHAN $5 ALAH HAKA DHIGEE

URURKA SAMAFALKA WALAAL ISJEEL
WALAAL CAAWI WALAAL KAAGA INTAAD NOOSHAHAY
ILLAAH DUCADAAN HAKUU AQBALO

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم
ما من يوم يصبح العباد فيه إلا ملكان ينزلان فيقول أحدهما : اللهم أعط منفقا خلفا ، ويقول الآخر
اللهم أعط ممسكا تلفا

inf@baayfoundation.org Noogu Soo Dir Fariintaada

URURKA SAMAFALKA WALAAL ISJEEL

Walaal isjeel waa koox isu kaashaday caawinta kuwa dhiban ee aan is caawin karin.
Waxay iska uruuriyaan lacag si ay uga farxiyaan kuwan muragaysan
Fadlan xusuuso in walaal murugaysan kula dhashay.

Na kaalmee si aan u kalmeyno.

Did you find apk for android? You can find new Free Android Games and apps.